Nin Miino ku aasayey wado ku taalla magaalada Dhuusamareeb oo la qabtay (Sawirro)

Ciidamada Nabad Sugida Galmudug ayaa sheegay iney qabteen nin miino ku aasayey Magaalada Dhusamareeb. Qoraal ka soo baxay  Wasaaradda Amniga ee maamulka Galmudug ayaa waxaa lagu sheegay in qaraxaan oo ahaa Miino la qabtay Nin ku Aasayay hareeraha wado dhex-marta Magaalada Dhuusamareeb, gaar ahaan Suuqa jaadka lagu iibiyo sidoo kalena ay gacanta ku dhigeen Ninkii … Continue reading Nin Miino ku aasayey wado ku taalla magaalada Dhuusamareeb oo la qabtay (Sawirro)